“Jaraa’id Keenu Sax Ma Aha Iney Waxay Doonan Ka Qoraan Jabuuti” Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixii Cabdi.

0
110

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareysi uu siiyey Laanta afka Somaliga ee idaacada VOA kaga hadlay  Arrimo Door Ah La Xiidhiidha Xaaladda Dalka wadamada jaarka  .