“Waxaan Aad Iyo Aad U Hambalyaynayaa Farmaajo Iyo Kooxdiisa Hadyadii Ay Noosoo Direen Ee Tiknikada Ahayd ee ay noogu tala galeen inaan ku marno shan iyo tobankii may ee naga habsaantay waan idinka ajiibnay baan leeyahay Taangiyo waan idinka helnay dhishiiko waan idinka haynaa inta kalena hadaad keentaan waxba kama qabno laakiin hadyadaa waan helnay ” Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

0
136

LEAVE A REPLY