Guddoomiye Sharma’arke Geelle & Lataliye Cabdiwaaxid Oo Deegaannadii Duufaanku Ku Dhuftay Gaadhsiiyey Deeq Isugu Jirta Hu’ga Dhaxanta & Qalabka Dhismaha.

0
87

Hargeysa (Kaafimedia)- Guddoomiyaha hay’adda shaqaallaha dawladda iyo la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha bulshada Sharmaake Axmed Geelle Dacar iyo Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan ayaa maanta guddoomay deeqo laga soo ururiyey ganacsatada iyo shacbiga Hargeysa, taas oo loogu talo galay in lagu caawiyo dadkii ay waxyeelladu kasoo gaadhay duufaankii SAGAR ee ku dhuftay deegaannada gobollada galbeedka Somaliland.

Kaafimedia