Prof Axmed Ismaciil Samater Oo Maanta Gaadhey Jiida Hore Ee Tuko-raq , Madaxweyne Gaas-na Fariin U Diray.

0
56

Laascanood (Kaafimedia)Prof Axmed Ismaciil Samatar ayaa waxaa uu maanta gaadhey jiida hore ee Tuko-raq oo ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay ku dagaalameyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland .

Prof Axmed Samater ayaa waxaa uu madaxweyne Gaas ugubaaqay in Somaliland iyo Puntland aaney ku dagaalamin dagaal balse ay ku dagaalamaan Horumar iyo Ganacsi.