Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Soo Bandhigay Musuq-Maasuq Xadhkaha Goostay Oo Uu Ku Kacay Maayarka Gabiley..

0
56

Gabiley (Kaafimedia)Xildhibaan Maxamed Aamin Cali oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley Ayaa waxa uu ka jawaabay eedaymo Maayarka Gabiley u soo jeediyay Xildhibaano mooshin ka keenay ee doonayay in ay xilka ka tuuraan.

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Aamin Cali ayaa waxaa uu maayayarka Gabiley ku eedeeyay in uu ku kacay Musuq-maasuq oo ay baaqatay maashaariico badan oo miisaaniyada ugu jirtay.