Shirkii Brussels Ee Somaliya Ayaa War Laga Soo Saarey Iyo Meelaha Uu Diirada Saaray.

0
65

Brussels (Kaafimedia):- Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka waxa maalintii labaad, ahna maalinkii ugu dambeeyey ka dhacay shrika iskaahsiga beesha caalamka iyo Soomaaliya oo looga hadlayey kaalmada bani’aadminnimo, horumarinta dhaqaalaha iyo arrrimaha amniga.

Danjiraha Soomaaliya u jooga xaruunta Midawga Yurub ee Brussels oo uu ka dhacay shirka, ayaa sheegay in kulankan uu ahaa mid hore loo sii qorsheeyay loogana hadlayo arrimaha ku saabsan dhaqaalaha, nabadgaliyada iyo taageerada beesha caalamka.

Kaafimedia Hargeisa Office.