Maxkamada Degmada Hargeysa Waxaa Soo Gaadhay Lixdii Bilood Ee La Soo Dhaafay,591 Dacwadood.

0
118

Maxkamada Degmada Hargeysa Waxaa Soo Gaadhay Lixdii Bilood ee La Soo Dhaafay,80 Dacwadood Oo Diin Cay ah,Waalid Caasiga 150 Dacwadood,Isticmaalka Maandooriyayasha Kala Duwan 132 Dacwadood,Dhaawacyada Fudud ee Bulshada Ka Dhex Dhaca 95 Dacwadood,Farasaar Aan Dhaawac Dhalin 4 Dacwadood,Dacwadaha Aflagaadada Lafjabka ah 10 Dacawadood,Tahdiida Ama Hanjabaada 12 Dawcadood,Dawcadaha Khasaaraha Maalka 41 Dacwadood,

Gudoomiyaha Maxmada Degmada Hargeysa 
C/rashiid Beer-Geel.