Ciidamo iyo Tiknikadoodii Oo Ka Soo Goostay Maamulka Goboleedka Soomaaliya ee Puntland oo Somaliland Ku Soo Biiray.

0
92

Ciidamo tiro badan oo ku gaashaaman gaadiidka tiknikada iyo hubka fudud ayaa waxa ay maanta ka soo goosteen maamul Goboleedka Puntland, Iyagoo Ciidamada Qaranka Somaliland ku soo biiray, Waxaana Ciidamadan lagu soo dhaweeyay Duleedka Magaalada Laascaanood.