Macalimiinta Dugsiyada Hoose/dhexe Oo Diidan In Imtixaan Laga Qaado.

0
58

Hargeysa (Kaafimedia) Macalimiintan ayaa wasaaradda Waxbarashada ku hor mudaharaaday iyagoo sheegaya inaanay diyaar u ahayn imtixaan laga qaado.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa dhawaan sheegtay in macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada hoose/dhexe laga qaadi doono imtixaan lagu hubinayo tayada aqoontooda.