Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Ayaa Sheegay In Xukuumaddu Ay Dedaal Dheer U Gashay Arrinta Kornayl Caarre.

0
92

Hargeysa (Kaafimedia)- Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Boos Mire Maxamed Ayaa Waxa Uu Sheegay In Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Ay Dedaal Dheer Gashay Soo Afjarida Arrinta Kornayl Caarre.