Nuxurka Qoraal Ka Soo Baxay Wasaaradda Maaliyadda Ayaa Lagu Soo Af Jaray Khilaafkii Dhexeyey Xisaabaadka Guud Iyo Dareenada Ku Gadamaan.

0
41

War-saxaafadeed

 

Hargeisa (Kaafimedia)Wasaaradda Horumarinta Maaliyaddu waxay cadaynaysaa inuu

dhamaaday kala aragtida sharciyeed ee Wasaaradda Horumarinta

Maaliyadda iyo Waaxda Xisaabaadka Guud ka dhexeeyay, kaas oo ku soo

afmeermay in Xafiiska Xisaabaadka guud yahay Waax “Department/Office”

ka mid ah Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda, sida ku xardhan

Dastuurka JSL, Xeerka Maamulka Maaliyadda ee Waddanka u Dajisan iyo

Hannaanka Dawladnimo ee Dunidu isticmaasho.

 

Allaa Mahad Leh

Yuusuf Maxamed Cabdi

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda