Deg Deg:Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Dalka Switerland Oo Iska Casilay.

0
123

Hargeisa (Kaafimedia)Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Dalka Switerland  Oo Qoraal U So Saaray Soo Gaadhay Nuqulka Ka Mid Shabbakadda Wararka Kaafimedia Ayaa U Dhignaa Sidan:

Asc Bismilaahi, Rxm  Is Casilad Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Wadanka Switzerland Mr Mawlid Cilmi Ahmed (Seef)

Waxaan Maanta Oo Ay Taariikhdu Tahay 31/12/2018 Halkaan Ku Cadaynayaa In Iska Casilay Gudoomiye Nimadi  Iyo Xubinimada Golaha  Dhexe Xisbiga  (Waddani) Sobobo Jira Awgood Oo  Adkanayso Inaan Ka Sii Mid Ahaado Xisbiga ,Waayo Wax Badan Ayaan Isku Daynay Inaan Wax Ka Saxno Dhexdiisa Lakiin  Way Saxmi Wayday , Sobobo Jira Awgood,

Waxaan U Mahad Celinayaa Dhamaan Madax Iyo Xubnaha Iyo Taageerayaasha Xisbiga Oo Aan Si Wanaagsan Usoo Wada Shaqaynay Ahna Saaxiibo Igu Qaali Ah. Waxman U Rajay Nayaa  Mustaqbal Wanaagsan Iyo Horumar Wacan.

Mahadsanidiin.

Kaafimedia Hargeisa Office.