Kudhawaad Sagaal iyo Afartan agaasime waaxeed oo qaabilsan maamulka iyo lacagta ayay leeyihiin xafiisyada dawladda Somaliland.

0
306

Ninkan oo ah agaasimaha Maamulka lacagta ee wasaaradda warfaafinta ayaa lagu dhegen yhy , hadii si cadaalad ah loo xisaabtayo miyaanay ahayn in si siman loo wada Xisaabtamo dhamaan agaasime waaxeedyada latuhunsan yahay ee Somaliland
Maxaa sida xassan xaaji loo wada fiirinayo loogu wada arki waayay agaasimayaasha ku abtirsada beesha dhexe ee Somaliland, kuwaas oo qaarkood 28 kii sanno ee ina dhaafay ahaa kuwo aan habeen keliya lala xisaabtamin oo isla markaana maalmihii wacnaa ee dunida ina siisay deeqaha dalku wada xaamiga ahaa kumamay hantida Ummaddu wada lahayd.

Anigu waxaan qabaa inuu xassan yahay ninka kursigiisa lawada hunguraynayo oo sidaa loo tuhunsanyahay ee la leeyahay wuu boobay
Ninka ka hunguraynayaana uu rabo inuu boobo … ,

Madifaacayo Musuqmaasuc lknse waxaan ka xumahay in iyagoo ay dhigiisu buux yihiin haddana inuu Keligii baadisooc u noqdo Ruugnimo. . Oo kuwo kadarani Isaga sawirkiisa faceboogyada la dhex sabbeeyaan.

Cabdisitaar Cabdilahi cali.