Ergayga Turkiga Ee Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya iyo Ergayga Geeska Afrika Ee Sweden Oo Socdaal Wada Jir Ah Ku Yimi Hargeysa.

0
54

Hargeysa(Kaafimedia)-Diblomaasiyiin ka kala socota dawladaha Turkiga iyo Sweden ayaa socdaal maalin qaatay ku yimid magaalada Hargeysa. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala

Xigasho:Geeska

Kaafimedia