Justin Trudeau, Ayaa Noqon Doona Raysal-Wasaarihii Ugu Horreeyay Ee Reer Kanada Ah Kaasoo Ka Qaybgala Shirka Madaxda Afrika.

0
174

Raysal-wasaaraha dalka Kanada Justin Trudeau ayaa soo gaadhay maalintii Jimcihii magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, raysal-wasaare Trudeau, ayaa waxaa qaabilay dhiggiisa Itoobiya Abiy Ahmed Ali.

Inta uu ku gudajiro safarkiisa Itoobiya, raysal-wasaaraha dalka Kanada, ayaa waxaa uu kulamo la yeelan doona raysal-wasaaraha Itoobiya iyo madaxda dalkaas, isagoo sidoo kale ka qaybgeli doona shirka madaxda ururka midowga Afrika ee 33aad isagoo noqon doona raysal-wasaarihii ugu horreeyay ee reer Kanada ah kaasoo ka qayb-gala shir-madaxeedka madaxda Afrika.

saylac today