KA DAR OO DIBI DHAL-Baashe Morgan Oo Minyaradii Cusbayd Saami Ka Siinaya Shirkada Sharaabka Ee SBI+Maayar Carabloow Oo Uu Wakiishay Iyo Ciyaaraha Cusub ee Uu Lasoo Baxay Yarku.

0
556

 

Hargeisa(Kaafi media)Safiirka Imaaraadka Carabta Baashe Cawil oo ku Sugan Dalka Imaaraadka Carabta Ayaa Bilaabay Qorshayaal Uu ganacsi ugu Abuurayo Gabadhii Cusbayd ee uu Dhowaan Ku Meher Xaday Magaalada Dubai

Xaaskiisa Cusub ayuu Doonayaa Wiilkan Yari inay Saami Boqolkiiba 10 ah ka Hesho shirkada Sharaabka Samaysa ee Ay Leeyihiin Ilma Geele Arab Waxaana Arintaasi uu Kala hadlay Samsam Heeryo Xun oo Ay Halkaasi Wada Joogaan

Samsam Heeryoxun Ayaa Iyaduna Arintaasi ka Aqbashay Maadaama Ay Iyada Lafteedu Jacayl Hoose oo aan Soo Shaac Bixin u Qabto Wiilkan Quruxda Badan oo ay Doonayso inay Kaba Qaado Dumarka Kale ee uu Hada u Sareeyo Walow Aanu Isagu Ka Helin Carmashan Waynaatay oo Duq Noqotay isla Markaana Meelo kale Laga Quudiyo Waxaana ay Khadka Telefoonka Kula Soo Xidhiidhay Maayar carabloowga Hargaysa Soltelco waxaana ay ku amartay in uu cashuurta ku Laba Jibaaro Shirkadaasi Arabku leeyahay Hadii Ilaa iyo Inta ay ka Ogolaanayaan Saamiga Boqolkiiba 10 inay Share Ka Siiyaan Xaaskan Cusub ee Baashe Morgan

Arintan oo Maalmahanba ka socotay Magaalada Hargaysa ayaa circa isku Shareertay Waxaana Xogtan aanu ku helnay Si Hoose Iyadoo Ay iminka Yare Dantay Balse Xaaladu taagan tahay oo Labada dhinacba ay isla Taagan yihiin Qir iyo Qir.

Xigasho SAYLAC TODAY

KAAFI MEDIA.COM

Hargeisa Somali-land