ITVNEWS:Dunida ayaa Wajahaya Dhibaato Bani’aadamnimo tii ugu Weynayd tan iyo. 1945 iyadoo in ka badan 20 Milyan oo qof oo ku nool Afar Dalka ay la soo Gudboonaatay Gaajo.

0
448

London(Kaafi Media.com) Dunida ayaa Wajahaya Dhibaato Bani’aadamnimo  tii  ugu Weynayd tan iyo 1945 iyadoo in ka badan 20 Milyan oo qof oo ku nool Afar Dalka ay la soo  Gudboonaatay Gaajo iyo Abaar, Qaramada Midoobay ayaa Sheegay, Waxay intaa ku daray in 1.4 milyan oo carruur ah ayaa halis ugu jira Dhimasho  iyo Macluul.

 

Kaafi Media.com

LONDON