Waftigii Madaxwayne Ku Xigeenku Maamulka Somaliland Hogaaminayey Oo Saaka Ka Dhoofay Hargeysa Una Sii Jeeda Dubai Iyo Faah-faahin Ay Ka Bixiyeen Ujeedada Socdaalkooda.

0
458

Hargeisa (Kaafi Media .Com)..Safarkan madaxwayne ku xigeenka waxa ku wahelianaya Wasiirada, Arimaha Dibada, Duulista, Qorshaynta, Hawlaha Guud, Gaashaandhiga, Xidhiidhka Golayaasha, iyo Wasiir Ku xigeenada, Madaxtooyada, Maaliyada, Waxaan ay waftigani faah-faahin ka bixiyeen ujeedada socdaalkooda.

Kaafi Media.com

Hargeisa Somali-land