Dhagasyo:Soomaalida iyo Qodobka 50-aad ee M. Yurub .

0
525

Raisul Wasaaraha dalka Ingiriiska Teresa May ayaa sixiixday qodobka 50-naad ee heshiiskii Lesabon ee wadamada ku bahoobey Midowga Yurub. Qodobkan ayaa ah mid ka laga doonaya in uu saxiixo dalkasta oo dib uga laabanayo xubinimadda wadamada 28-ka ah ee ku jira Midowga Yurub. Boqortooyada Ingiriiska waxaa ku nool dad gaaraya 3 milyan oo udhashadey wadamada xubnaha ka ah Midowga Yurub oo soodagayey mudo aad u dheer. Bulshadaasi reer Yurub ee dagan Ingiriiskana waxaa ka mid ah kumanaan Soomaali ah oo kazoo kala hayaamey wadamada Holland, Germalka, Denamark, Sweden, Norway iyo kuwo kale. Hadaba Muxuu noqonayaa xaalka dadyowgaasi. Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan inoogu eegaya.

Xigasho:VOA

Kaafi Media