SOMALILAND: Dhagasyo,Sanaag Dhallinyaro Lacag u Ururiyey Abaaraha ka Jira Goballadda Bariga Somaliland.

0
516

Dhalinyaro ku sugan gobolka Sanaag ayaa VOA u sheegay inay abaarta taagan ay ku qasabtay inay fadhiga ka kacaan oo ay dadka wax u qabtaan.

Dhallintan ayaa uruuriyey lacago, kadibna gar-gaar raashin ah gaarsiiyay xeryo ay ku jiraan

dad ay abaartu soo barakicisay oo ku yaalla duleedka magaalada Ceerigaabo.

Source :VOAsomali