SOMALILAND:KULMIYE “Wuxuu dheer yahay Xisbiyada kale Aas-aasihii Xisbigan, Hogaamiyihii Qarankan (Axmed Siilaanyo) ayaa Qalwada dame inoo fadhiya, waxa aynu leenahay Nusdambeed wixii innaga qaloocda inoo toosiya, mala xisbiyada kale, waa Nasiib uu xisbiyada kale dheer yahay.”Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland.

0
440

Kaafi media

Hargeisa