MARWO SAMSAM CABDI AADAN WASIIRADA UGU DADAALKA IYO WAXQABADKA BADAN.

0
446

MARWO SAMSAM CABDI AADAN WASIIRADA UGU DADAALKA IYO WAXQABADKA BADAN UGUNA KARTIDA BADAN MUDADII AY XILKA WASAARADA MAALIYADA HAYSEY HEERKII AY KA BILAWDEY OO LAWADA OGAA LANA GARANAYO IN AFAR BILOOD SHAWAALAHA IYO MACALIMIINTU LAHAAYEEN MUSHARADOODA IYO HALKII AY GAADHSIISEY ILLAAHAY MAHADI HAKA GAADHEE WAA WAXQABADKII ILAA MACALIMIINTII IYO HAWLWADEENADII HAWLGABKA AHAA EE TIIRDHEXAADKA WAXBARASHADA SL AH IYO SIDIU SHARAFTA LAHAYD EE AY UGU ABAALMARISEY XUQUUQDII AY LAHAYEENA GUDOONSIISEY.
MARWO SAMS@M CABDI AADAN OO AQOONYAHANAD AH ISLA MARKAANA HORMOOD KA AHAYD HAWEENWEYNIHII REER SL EE NAFTOODA IYO MASKAXDOODA IYO MAALKOODABA U HUREY HALGANKII DIBU XOREYNTA ISLA MARKAANA TALISKII HORORKA AHAA EE FAQASH XATAA KU XIDHEY XABSINA LAGU RIDEY.
MARWO SAMSAM CABDI AADAN OO AH WAQTIGAN WASIIRKA MAALIYADA SL AYAA WAXAY NOQONAYSAA WASIIRKII UGU WAXQABADKA WEYNAYD ISLA MARKAANA HORUMAR LA TAABAN KARO OON CIDINA INKIRI KARIN DHINACA WAXQABADKA WASAARADA MAALIYADA KU TALAABSATEY .
SIDOO KALE WAXAY KAALIN MUUQATA KA GASHEY GURMADKII ABAARAHA IYO BARAKACAYAASHII DAD IYO DUUNYABA KA BADBAADEY ABAARTII UNA SOO HAYAAMEY GALBEEDKA SL ISLA MARKAANA WAXAY GOBOL IYO DEGMO ILAA HEER TUULO KU BOOQATEY DADKA ABAARUHU SAMEEYEEN EE BARI IYO GALBEEDBA KU DHAQAN.
DHINACA WAXQABADKA BARI IYO GALBEED MIN SAYLAC TOGWAJAALE BERBERA BURCO IYO CAYNABA IYO GUUD AHAANBA XARUMAHA KASTAMADA IYO WASAARADA MAALIYADUBA LAHAYEEN AYAA GABI AHAANB@ AY KA DHISTEY DHISMAYAAL U QALMA MAGACA WASAARADA MAALIYADA SL IYADOO SI GAARA AAN U XUSAYO DHISMAHA SADEXDA DABAQ AH EE XADKA SL IYO ITOBIYA U DHEXEEYA OO AY KASTAMKA TOGWAJAALE AY KA BINAYSEY EE DHISMIHIISUNA SOCDO IYO LABADA KASTAM EE BERBERA IYO SAYLAC DHISMAHOODU KA SOCDO ISLAARKAANA GABOGABO KU DHOW .
WAXQABADKA MARWO SAMSAM MA AHA MID QORAAL KOOBAN LAGU DJAMEYS TIRI KARO BALSE SI TAXANE AH AYAAN U SOO DIYAARINAYNAA WAXAAD KALA SOCON DOONTAAN SI JOOGTO AH
QALINKII SUXUFI MAXAMED ISMACIIL CUMAR
MAXAMED BIID