Maxkamadda Dastuuriga Ee Somaliland Oo Qaraar Ka Soo Saartay Khilaafkii Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiilada.

0
107

Hargeysa (Kaafimedia)-Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah ee JSL ayaa qaraar ka soo saartay dacwadii uu Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle u gudbiyey ee liddi ku aheyd Codeyntii amase doorashadii Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ee cusub.

Qaraarka Maxkamadda Sare oo nuqul ka mid ah uu helay Wargeyska Himilo ayaa waxa uu u dhignaasidan.