Wasiirkii Hor Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Udub Dhexaadka Xisbiga KULMIYE Ku Taagnaa Ee Gobalka Awdal Ayaa Iscasilay Maxaa Keenay Xiligan.

0
112

Hargeysa (Kaafikmedia):- Wasiirkii hore ee wasaaada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamuud Jaamac

Abgaal ayaa sheegay in uu iska casilay xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo uu ka tirsanaa.