Madaxweyne Somaliya Farmaajo Ayaa La Filaya Inuu Berrito u Kictimo dalka Masar oo Casuumaad u ka helay.

0
106

Muqdisho(Kaafimedia), Augusto,–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalinta Axad ee berri ah lagu wadaa in ay booqasho rasmi ah ku tagaan dalka Masar.

Md. Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah  ka helay dhigiisa dalka Masar C/fitaax Al-SiiSi.

Warqad kaso baxday safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar aya lagu xaqiijiyay in Madaxweynaha JFS Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo uu dalka Masar ku imaanayo booqasho rasmi ah, lana kulmi doono Jaaliyadda iyo Ardayda ku sugan Maagalladda Qaahira.

Warqad kasoo baxday Safaaradda Soomaalidda ee dalka Masar, ayaa waxaa lagu sheegay in uu jiro kulan, waxaana warqadda ay u qorneyd sida.

Kaafimedia