Maamuluhu afmiishaarsana ma xoog buu ku haysta madaarka dadka muu lakala haho mise cid aan la loodin kari ayuu ka lib haysta

0
114

Maamulaha madaarka Caalamiga ah ee Cigaal ee magaaladda hargaysa MAXAMED YUUSUF ISMAACIIL wuxuu Yidhi Mar uu lahadlayay ERYAL TV
Gabadha diyaaradda ayaan ugu tegey waxaan ku qancin kariwayay in ay kursigeeda Ku noqoto oo fadhiisato oo dabcan ahayd sidii uu kabtanka diyaaradu go’aansaday waxaa kale oo intaa raaciyay gabadhu diidmadeedana waxay ku sababaysay duuufo ugaar ah waxaan warka maamulaha markii aan dhegaystay ka maqli waayay bal in uu duruufta gabadhu sheeganaysay iyadana la eegay iyo inkale oo uu isku dayay in uu ku qanciyo kabtanka daruufta gabadha ilmaha sidata laakiinse taasi kama suroobin maamulaha madaarka

maamumuluhu wuu sii hadlay oo wuxuu yidhi isagoo la hadlaya wasiir cali mareexaan cali inuu nasoo faro geliyaa ma ka jaahilnimaa ma ka aqoon darraa ayaan dhawaydna wuxuu lahaa diyaarad dawo ah ayaan keenaye Umaddu way ogtahay in aanu Madaarkii qurxinay iyo halkaanu gaadh siinay
markale wuxuu lahadlay dadkiii wasiir cali gaadhsiiyay xogtii diyaaradda iyo gabadhii flydubai laga reebay oo wuxuu waxaanuu ku sheegay dhegogaalayaan wasiir cali marexaan iskala barooranaya

guud ahaan maamumula laftiisaaba cadhaysnaa oo u muuqday nin godobtiisa loo yeedhiyay hadhawna aan gashibixikarin inkastoo ay iska caadi iyo caado noqotaydadka uu shaqooyinka siiyo ama uu siiyay beri %80 qiyaas ahaan Mudane Wasiir maxamuud xaashi cabdi wasaaraday doonaan hajoogaane ama haw badnaadaan Wasaaradaha MADAXTOOYADDA IYO DUULISTA IYO HAWADA uu isku qanciyo in uu AFLAGAADEEYO WASIIR CALI MAREEXAAN SIDII AY labada wasiir col yihiin daahood go’ay oo IS=HAYAA OO ISKU HAYSTA BERITO IYO SAD MAQAN,

Suxufi.C/risaaq Sabri