Malaayiin Xujaaj ah oo Maanta Taagan Banka Carrafa oo Gudanaya Wajibaadka.

0
159

Malaayiin xujaaj ah ayaa maanta ku cibaadeysan doona buurta Carafat si ay u gutaan waajibka ugu weyn ee xajka. Xujaajta ayaa taagnaan doona banka carrafa taasoo bilaaban doonta marka ay qorraxda soo baxdo ilaa ay qorraxda ka dhaceyso.

Kumanaan Soomaali ah oo ka baxay dalka iyo dibbadiisa ayaa ka mid ah muslimiinta gudaneysa waajibaadka xajka ee sanadkaan.