Madaxwaynaha Dalka Jabuuti oo ka Hadlay Xaaladda Geeska Afrika ,iyo Qalalaasaha Dalalka Carabta.

0
133

Jabuuti(Kaafimedia):- Madaxwaynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxaa uu si adag uga hadlay dhibaatooyinka iyo qalalaasaha ka taagan wadamada carabta,Waxaanu madaxwayne geele sheegay in dawlada jabuuti diyaar u tahay sidii ay wax uga qaban lahayd dhibaatooyinka ka jira waddamada Carabta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo arrintaas iyo arrimo kale-ba ka hadlaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan: