Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Ayaa La Tukaday Shacbiga Caasimada Salaadda Ciid Odoxadda iyo Khudbadii uu Ka Jeediyey .

0
157

Hargeisa (Kaafimedia)Madaxweyne ku-xigeenkaJamhuuriyadda Somaliland, Mudane Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo shacabka kula tukaday masjid Jaamaca weyn ee Hargaysa.

Madaxweyneku-xigeenka oo uu wehelinaayo Gudoomiyaha ahna Musharaxa xisbiga KULMIYE mudane Muuse biixi Cabdi ayaa bulsho weynta ku dhaqan caasimada somaliland ee hargaysa kula tukaday salaadii ciida masjid jaamaca weyn oo ay so camireen kumanaan bulshada ku dhaqan caasimada .

Madaxweyne ku-xigeenka oo khudad u jeediyay bulshada ayaa ugu hambalyeeyay munaasibada ciidal-adxa isagoo madaxweyne ku-xigeenkuna ILLAAHAY uga baryay mushtama reer Somaliland inuu u siyaadiyo nabadgalyada iyo xasiloonida isagoo ku dheeraaday muhiimada ay leedahay nabadgalyaddu kulana dardaarmay wakhtiga doorashada inay bulshadu ilaaliso nabada iyo xasiloonida dalka waxaanu yidhi “Waxaan hambalyo ballaadhan hawda u marinayaa dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan hambalyo

Kaafimedia