War Kaafimedia Deg Deg Gudoomiyihii Gobalka Hawd Ee Xisbiga Kulmiye Xassan Digaale Xussen Oo Iminka Is Casilay

0
134

Gudoomiyihii gobalka Hawd ee xisbiga Kulmiye Md Xassan Digaale Xussen

ayaa waxaa uu goor dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu iska casilay xilkii uu u hayey xisbiga Kulmiye .

Gudoomiyaha ayaa sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay iyada oo ay hawshii xisbigu socon weyday oo xata xisbigu hal xafiis ka furan kari waayey Baligubadle sidii loo magacaabey