Waraka Kaafimedia Moqdisho Muuqaal Saddex Wasiir Oo Ka Tirsan Xukuumada Somaliya Oo Maanta Hor Tagayaaa Baarlamaanka Dalka Somaliya Iyo Arimaha Soo Kordhay

0
134

maanta hortagayo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiirada ayaa xildhibaanada u aqrin doono hindise sharciyeedyo la doonayo inay ansixiyaan marka ay dood ka yeeshaan kadib.

Wasiirada maanta hortagayo xildhibaanada golaha shacabka ayaa kala ah wasiirka caafimadka, Cadaaladda iyo warfaafinta.

Image result for Baarlamaanka SOomaaliya

 

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumada Soomaaliya Drs Foosiyo Abiikar Nuur ayaa Xildhibaanada ka hor jeedin doonto Hindise sharciyeedka Caafimaadka Dalka

Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaaladda ayaa Xildhibaanada ka hor jeedin doono Hindise Sharciyeedka la dagaalanka Musuq Maasuqa.

Eng C/raxmaan Cumar Cusmaan wasiirka warfaafinta Soomaaliya ayaa xildhibaanada ka hor jeedin doono wax ka badal lagu sameeyay Xeerka Saxaafadda Soomaaliya.

Waraka Kaafimedia

Sadam guray

Borama Somaliland