Deg Deg: Madaxweynaha Cusub Dawladd Deegaanka Somalida Itoobiya Liiska Xilal Culus Oo Goor Dhawayd uu Magacaabay .

0
202

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar Dubad (Musfafe-Cagjar)

Magacyadda iyo Xilalka cusub ee Madaxweyne Mustafe Cag-Jar u magacaabay dawladdiisa Cusub ?

1- Taliyaha Ciidanka Booliska ee Ismaamulka Dawladd Deegaanka Somalida Itoobiya Generaal Maxamed Yare Xasan Cali.
2- Taliyaha Ciidanka Liyuu Booliska Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Kornayl Maxamed Cabdi Mawsar
3- Taliyaha Ciiddanka Asluubta ee Ismaamulka Dalwad Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse (…?…)
4- Taliyaha Ciidanka Sirdoonka ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Mukhtaar Sh. Cismaan Aamiin.
5- Duqa Magaaladda Jig-Jiga ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Garaad Cumar Dool Xirsi
6- Wasiirka Xafiiska Madaxtooyadda ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Khadar JIGRE

Kaafimedia Hargeisa Office.