Wasaaradda Maaliyadda Oo Soo Saartay Qiimaha Lambarrada Cusub Ee Gaadiidka Oo Maran Ka Dhex Dhaliyey Bulshadda.

0
51

Hargeisa (Kaafimedia)Wareegto uu soo saaray Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi, ayuu ku sheegay Qiimaha Tacriifadda Lambarrada Gaadiidka Dadweynaha laga qaadayo marka ay Gaadiidlaydu iska beddelayaan Lambarradii hore ee la beddelay.

Wareegtada Wasiirka nuqul ka mid ah soo gaadhay  kaafimedia  ayaa u dhignayd: