Bashir Goth, Wakiilka Somaliland Ee Maraykanka Oo Qudbad Dheer Ka Jeediyay Xaflad Loogu Talagalay Soo Dhaweentiisa, Magaalada Washington, DC.

0
39

Wakiil Bashir Goth, wakiilka cusub ee dhowaan loo doortay in uu Somaliland uga ololeeyo arimaha Somaliland dalka Maraykanka oo xaflad ay jaaliyaddu u dhigtay soo dhaweentiisa kaga qudbadeeyay, qudbad meelo badan taabanaysa. Fadlan halkan ka daawo: