Deg Deg:Guddida fulinta ee Xisbiga UCID Ayaa Xilki iyo Xubinimadiiba ka Qaaday Masuul ka tirsana.

0
88

Deg Deg:Guddida fulinta ee Xisbiga UCID  ayaa xilki iyo xubinimadiiba ka qaaday masuul ka tirsana.

Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa ku dhawaaqay in uu Xilkii iyo Xubinimadiiba ka qaaday Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga UCID Cabdinaasir maxamed Xasan (Buuni)’ waxaanu Xisbigu shaaciyey in mr Buuni Kulan guddida fulinta ee xisbigu iskugu yimaadeen ka dib warkii sababaha lagu soo eedeeyey Guddida anshaxu sheegtay in cod gacantaaga xilkaasi looga qaaday Cabdinaasir Buuni.

Ugu dambayntii guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga UCID Cabdinaasir maxamed Xasan (Buuni) ayaan wali xisbiga UCID cadaynin sababaha rasmiga ee masuulkani maamuus ka xayuubinta iyo in xisbiga g1bi ahaan laga Eryo keentay.

Kaafimedia